
Borama, November 13, 2021: Xafiiska Xidhiidhinta Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladda (PFM) ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo kaashanayaa Xafiisaka Hanti-dhawraha Guud, Xafiiska Xisaabiyahga Guud, iyo Waaxda Miisaaniyadda iyo Waaxda Maamulka Nidaamka Xogta Maaliyadda Dawladda (SLFMIS) ayaa kulamo isugjira tabobaro iyo wacyigelin ku saabsan Maamulka Maaliyadda Dawladda u qabtay isuduwayaasha, xisaabiyeyaasha iyo hawlwadeenda wasaaradaha iyo hay’adaha