
Hargeysa, March 23, 2022: Xafiiska Xidhiidhinta Mashruuca Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladda ayaa kulan labo maalmood ah u qabtay meelmarinta Nuqulka Korjoogtaynta ee Golaha Wakiilada . Korjoogtayntu waa la xisaabtanka xukuumadda iyo hubinta fulint siyaasadaha si waafaqsan shuruucda, xeerarka iyo miisaaniyadda ay ansixiyeen Golaha wakiiladu. Korjoogtayntu waa waajibaad dastuuriya oo ay leeyihiin Golaha Wakiiladu, waxa ay