
Hargey, January 9, 2022: Xafiiska Xidhiidhinta Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladd iyo Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dawladda ayaa si wadajir ah tobobar-labamaalmood ah oo ku saabsan Halbeegyada Caalamiga ah xisaabaadka dawladda u qabtay xisaabiyeyaasha gobolada ee katirsan Xafiiska Xisaabiyaha Guud. Tabo-barkan oo uu si rasmi ah u furay Xisaabiyaha Guud ee Dawladda Mudane Axmed Dauud Geeddi, waxa uu ku saabsanyahay hirgelinta halbeegyada caalamiga ah ee xisaabaadka dawladda waxaana looga golleeyahay in latayeeyo warbixinaha xisaabaadka dawladda si loo helo xogo xisaabeed rasmi a oo lagu go’aan qaato iyo in la dardargeliyo daah-furnaant iyo isla-xisaabtanka isticmaalka iyo maamulka maaliyadda dawladda.
Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladdu waxa uu hiigsanayaa hirgelinta daah-furnaanta iyo isla-xisaabtanka qoondaynta, maamulka iyo tasarrufka maaliyadda dawladda.
==================================================================================================================
Hargeisa, January 9, 2022: The PFM Coordination Unit in collaboration with the Office of the Accountant General has organized a two-day training on International Public Sector Accounting Standards (IPSAS cash basis) for the Regional Accountants.
International Public Sector Accounting Standards are high-quality standards, guidance, and resources for the preparation of financial statements by public sector entities.
The two-day training was officially inaugurated by the Accountant General of the state Mr. Ahmed Daud Geeddi
The goal of IPSAS is to increase the quality of financial reporting by public sector entities, resulting in more informed assessments of the government of Somaliland’s resource allocation decisions, and therefore promoting openness and accountability in the use and management of public funds.
The PFM strives to achieve the highest possible efficiency, transparency and accountability in the allocation, management and use of public finances to meet the national development Plan priorities and stimulate economic growth.