
Hargeysa, January 22, 2022: Xafiiska Xidhiidhinta Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladda oo kaashanaya Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dawladda iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa tobobar saddex maalmood socondoona u qabtay shaqaalaha ku lugta leh maamulka maaliyadda dawladaha hoose ee dalka .. Tobobarkan oo ku saabsan hirgelinta Halbeegyada Caalamiga ah ee xisaabaadka dawladaha hoose waxa lagu qabay qolka shirarka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Hirgelinta halbeegyada caalamiga ah ee xisaabaadka dawladda waxa looga danleeyahay dardargelinta iyo casriyeynta warbixinaha xisaabaadka dawladaha hoose ee dalka, si loo abuuro daafurnaan iyo isla-xisaabtan ku saabsan habraac maamulka maaliyadda dawladaha hoose ee dalka.
Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladdu waxa uu hiigsanayaa hirgelinta daah-furnaanta iyo isla-xisaabtanka qoondaynta, maamulka iyo tasarrufka maaliyadda dawladda.
===================================================================================================================
Hargeisa, January 22nd, 2022: The PFM Coordination Unit in partnership with the Accountant General Office and the Ministry of Interior has facilitated three-day training on International Public Sector Accounting Standards (IPSAS). The training was attended by key finance staff of Local Governments across the country. The IPSAS cash basis training seeks to improve the quality of financial reporting by local governments in order to create transparency and accountability in the use and management of public funds
International Public Sector Accounting Standards (IPSAS) are a set of high-quality standards, guidelines, and resources for public sector accounting.
To satisfy the National Development Plan priorities and drive economic growth, the PFM works for the best possible efficiency, transparency, and accountability in the allocation, management, and use of public funds.