Borama, November 13, 2021: Xafiiska Xidhiidhinta Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladda (PFM) ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo kaashanayaa Xafiisaka Hanti-dhawraha Guud, Xafiiska Xisaabiyahga Guud, iyo Waaxda Miisaaniyadda iyo Waaxda Maamulka Nidaamka Xogta Maaliyadda Dawladda (SLFMIS) ayaa kulamo isugjira tabobaro iyo wacyigelin ku saabsan Maamulka Maaliyadda Dawladda u qabtay isuduwayaasha, xisaabiyeyaasha iyo hawlwadeenda wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda ee madaxabannaan ee Gobolka Awdal.
Tabobarkan iyo wacyigelinta oo socondoona muddo saddex maalmood ah waxa si rasmi ah u furay Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro.
Tabobarkan iyo wacyigelintan waxa lagu lafaguridoonaa habraacyada iyo hannaanka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladda ee casriga ah ; sida, habraaca diyaarinta iyo fulinta miisaaniyadda, habraaca war-bixinaha iyo xisaab-xidhka, isticmaalka Nidaamka Maamulka Xogta Maaliyada (SLFMIS) iyo habraaca u diyaar garowga baadhisaha hanti-dhawrka IWM.
Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladdu waxa uu hiigsanayaa hirgelinta heerka ugu sarreeya ee daah-furnaanta, isla-xisaabtanka iyo hufnaanta qoondaynta iyo maamulka maaliyadda dawladda, si loo gaadho maamul-wanaag maaliyadeed iyo koboc dhaaqaale oo waara.
===================================================================================