
Hargeysa, September 11, 2021: Xafiiska Xidhiidhinta Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dowladda ayaa soo agaasimay tabobar saddex-maalmood ah oo ku saabsan hannaank baadhista hanti-dhawrka gudaha. Tobobarkan waxa ka soo qaybgalay shaqaalaha Waaxda Hanti-dhawrka Gudaha ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda iyo Hanti-dhawrayaasha Gudaha ee Wasaaradaha, Waaxaha iyo Wakaaladaha dowladda.
Ujeeddada tabobarkani waa in la baro hanti-dhawrayaasha dowladda xirfadaha aasaasiga ah ee habka baadhista hanti-dhawrka gudaha, sida ilaha xogta baadhista, goobaha u baahan baadhista iyo hab-dhaqanka wanaagsan ee fulinta baadhista hanti-dhawrka gudaha.
Baadhista hanti-dhawrka gududu waxa ay keentaa in lag baaqsado halis dhicikarta.
==================================================================================================================
The PFM Coordination Unit has organized a three-day training on Fundamentals of Internal Audit Investigations for key staff of the Ministry of Finance’s Internal Audit Department and internal audit personnel from key ministries, departments, and agencies of the central government on September 11, 2021.
The training is designed to educate government auditors on the fundamentals of internal audit investigations, such as sources, areas, and best practices.
Internal audit investigations Improve risk management and control by acting as a catalyst.