
Hargeysa, August 22, 2021: Xafiiska Xidhiidhinta Barnaamijka Dib u habaynta Maamulka Maaliyadda Dowladda oo kaashanaya Xafiiska Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka ayaa soo qaban-qaabiyey tabobar saddex maalmood ah oo ku saabsan hannaanka isticmaalka Hagaha Hoggaansanaant Hanti-dhawrka.
Tabobarkan oo loo qabtay shaqaalaha Xafiiska Hanti-dhawrka, waxa looga golleeyahahay in shaqaalaha Xafiiska Hanti-dhawrka lagu tabobaro isticmaalka iyo hirgelinta Hagaha Hoggaansanaanta Hanti-dhawrka si xirfaddood iyo tayadoodaba kor loogu qaado.
Hoggaansanaanta hanti-dhawrku waa baadhis ay sameeyaan hanti-dhawrayaashu si ay u ogaadaan in hay’adaha dowladdu ay ku dhaqmaan isla markaana raacayaan xeerarka iyo xeer-nidaamiyeyaasha la meelmeriye. Waxyaalaha lagu baadho hoggaansanaanta hanti-dhawrka waxa kamid habacsanaanta heerka u diyaargarawga hoggaansanaanta, siyaasadda xafidnaanta, dabar-gudeedka isticmaalayaash kamputarada iyo habraaca xakamaynta khataraha.
Hanti-dhawrka haggaansanaantu waxa uu u sahlaa hay’adaha dowladda in ay yareeyaan halista isla markaana ay ka hortagaan cawaaqibka xeer-jebinta. Hagaha hoggaansanaanta hanti-dhawrku waxa uu sahlaa fulinta hanti-dhawrka hoggaansanaanta iyada oo la raacayo habraacyo caalami ah oo la isla waafaqsanyahay, waxa aanu si fudud u hagaa habraac fulinta baadhista
===================================================================================================================
On August 21, 2021, the PFM Coordination Unit, in partnership with the Office of the Auditor-General, organized a three-day training on the Compliance Audit Manual for the Auditor General’s employees.
The goal of the training is to familiarize the Auditor General’s staff with the Compliance Audit Manual and equip them with the necessary skills for compliance auditing.
A compliance audit is an examination conducted to determine whether or not a public institution is following regulatory rules. Compliance preparations, security policies, user access controls, and risk management procedures are all evaluated in audit reports for their strength and comprehensiveness.
Compliance auditing provides information that helps public institutions to minimize risk and prevent legal ramifications associated with non-compliance.
The Compliance Audit Manual facilitates the performance of compliance audits in accordance with the International Standards of Supreme Audit Institutions (ISSAIs) and provides guidance on how to conduct a practical compliance audit. It also explains the main concepts of compliance auditing and connects it to standard auditing practices.