
Xafiiska Xidhiidhinta Barnaamijka Dib-uhabaynta Maamulka Maaliyadda Dowladda ay soo agaasimey kulanka Kooxda Farsamo ee bah-wadaagta Tiirka Koowaad ee maamulka maaliyadda dowladda, March 25, 2021.
Tiirka 1 aad ee Maamulka Maaliyadda Dowladdu Waxa uu dardargelinayaa dejinta miisaaniyad daahfurnan oo ka turjumaysa ujeedooyinka siyaasadeed ee dhaqaalaha qaranka
oo ay kujirto shaxaynta hannaanka guud ee maaliyadeed, sida isku-hallaynta oddoroska dakhliga iyo kharashka iyada oo la adeegsanayo habraacyo habboon.
Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladda ee “PFM” waxa uu hiigsanayaa hirgelinta heerka ugu sarreeya ee daah-furnaanta iyo isla-xisaabtanka qoondaynta, maamulka iyo tasarrufka maaliyadda dawladda.
================================================================================================================
The PFM reform Coordination Unit has organized Pillar #1 Technical Working Group Meeting, on March 25, 2021
Pillar#1 builds a clear and transparent budget presentation that is reflective of the national economic policy objectives, develops a comprehensive Macroeconomic and Fiscal Framework, improves the predictability and reliability of revenues and expenditures through the establishment of a sound planning methodology.