
Waaxda Xidhiidhinta Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliaydda Dowladda oo kaashanaysa Waaxda Dhaqaalah iyo Xogta ee Wasaaradda H. Maaliyadda ayaa soo agaasintay Kulan-hawleed lagu lafo-gurayey Qabyo Qoraalka Siyaasada Qaran ee cashuuraha Somaliland.
Wasiirka Wasaaradda horumarinta Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa kulankaas furay, waaxana kasoo qayb-galay daneeyayaal kala duwan sida ganacsatada, Hay’adaha Dawladda, Jaamacadaha, iyo aqoonyahanno madaxbanaan.
Sidoo kale siyaasadan ayaa waxa soo curisay Wasaaradda Maaliyadda, halka ay kasoo qaybgalayaashuna falanqayn ka dib ku biiriyeen qodobo muhiima, kuwaas oo lagu dari doono siyaasadaa qaran ee cashuuraha.
================================================================================================================
The PFM Coordination Department in collaboration with the Macroeconomic and Statistics Department of the Ministry of Finance Development has organized a Review Workshop on the Draft Somaliland National Tax Policy in January 11, 2021.
The workshop was officially opened by the Minister of Finance Development Dr. Saad Ali Shire and attended by key stakeholders, including the business community, representatives from public sector institutions, Somaliland Chamber of Commerce, academia, and independent scholars.
The objective of the workshop was to involve and seek the input of the various stakeholders in the development process of the National Tax Policy.
Following the disunions, the feedback and suggestion of the participants have been collected and will be incorporated into the final version of the National Tax Policy.