
Waaxda Xidhiidhinta Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dowladda ayaa soo agaasintay shir wadad-tashi oo u dhexeeya madaxda sare ee Wasaaraddu Horumarinta Maaliyadda iyo shaqaalaha dowladda ka faa’iidaysta kooraska barashad cashuuraha, January 10, 2020.
Ujeedad kulankan ayaa ahaa wada-tashi ku saabsan sidii looga gudbilahaa caqabada ay la kulmaan ardaydu iyo sidii loo dardargelinlahaa hannaanka wax-barashada iyo awood dhisidda shaqalaaha dowladda ee uu maalgeliyo Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyaddu, loona gaadhilahaa ujeedooyinkii laga lahaa.
Wasiirka Horumarita Maaliyadd Dr. Sacad Cali Shire, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Maxamed Cabdi Gurxan, Xidhiidhiyaha Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dowladda iyo wakiilo ka socday Jaamacadda Hargeysa yaa si wadjir ah u dhegeystay caqabadaha ay lakulmaan ardaydu iyo talooyinkoodiiba. Waxa dhinacyadu isla qaateen qodobo muhiim ah oo lagu dardargelinayo hannaanka waxbarasho ee shaqaalaha dowladda.
Mashruuca Tabobarka iyo Waxbarashada shaqaalaha dowladda ee uu maalgeliyo Barnaamijka Horumarinta Maaliyaddu waxa looga dan-leeyahay in lagu tayeeyo laguna dhiso awoodda iyo xirfadaha shaqaalaha dowladda ee ka hawl-gala hay’adaha dowladda ee ku lugta leh maamulka maaliyadda dowladda. Waxa iska kaashada hirgelinta mashruuca tabobarka iyo waxbarashada; Dowladda Somaliland, Hay’adda Caalamiga ah ee WYG, Michael Parry Consulting LLPiyo Jaamacadda Hargeysa.
===============================================================================================================
The PFM reform Coordination Department has organized a consultative meeting between the senior officials of the Ministry of Finance Development and beneficiary civil servants of the Domestic Resource Mobilization Course on January 10, 2021.
The objective of the meeting was to consult with students on issues that hinder their learning and listen their concerns and to identify ways for improving teaching and learning arrangements, and agree on the way forward to meet anticipated course objectives.
The Meeting was deliberated by Dr. Saad Ali Shire, the Minister of Finance Development, Mohamed Abdi Gurhan, Director General of the Ministry of Finance Development, Hassan Farah Somaliland PFM Coordinator and representatives from University of Hargeisa.
The PFM professionalization Training is financed through the PFM program and aims to improve the professional capacity of civil servants in key financial management institutions. More particularly, the course seeks to create qualified PFM practitioners with a range of relevant financial management skills to handle and sustain reforms.
The PFM Education and training Programme is a collaborative program between the Government of Somaliland, WYG International, and Michael Parry Consulting LLP.
The PFM strives to achieve the highest possible efficiency, transparency and accountability in the allocation, management and use of public finances to meet the National Development Plan priorities and stimulate economic growth