
Waaxda Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dowladda oo kaashanaysa Xafiiska Hanti-dhawraha Guud ayaa soo agaasintay Aqoon-wadaag u dhexeeya shaqaalaha qaybo kamid ah Wasaaradaha, Waaxaha iyo Wakaaladaha dowladda ee ka shaqeeya maamulka xisaabaadka dowladda. Kulankan aqoon-wadaagga ah ayaa socondoona 21 – 23 December, 2020
Ujeedada kulan-hawleedkani waa in ay shaqaalaha dowladda ee kug lugta leh maanulka xisaabaadka dowladda lafahamsiiyo xeerarka iyo xeer-nidaamiyeyaasha lagu maamulo maaliyadda dowladda . Waxa loo qaabeeyey kulan hawleedkan in uu ka caawiyo kasoo qaybgalayaasha fahamka waxyaalaha uu uga baahanyahay Hanti-dhawruhu marka uu baadhis kusamaynayo hay’adahooda iyo in ay hagaajiyaan warbixin-xisaabeedkooda, si waafaqsan xeerarka iyo xeer-nidaamiyeyaasha dalka u yaala. Sidoo kale kasoo qaybgalayaashu waxay lawadaageen kooxda ka socotay Xafiiska Hanti-dhawraha Guud caqabadaha ay kala kulmaan diyaarinta warbixin-xisaabeedka.
Xafiiska Hant-idhawraha Guud wuxu u taaganyahay hirgelinta daahfurnaant, isla xisaabtanka iyo habsami-usocodka maamulka maaliyadda dowladda si loo yareeyo musuqmaasuqa iyo wax-isdabamarinta maaliyadda dowladda.
Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dawladdu waxa uu hiigsanayaa hirgelinta heerka ugu sarreeya ee daah-furnaanta iyo isla-xisaabtanka, qoondaynta, maamulka iyo tasarrufka maaliyadda dawladda
============================================================================================================
The PFM Coordination Department in partnership with the Office of the Auditor-General has conducted a three-day workshop on peer-to-peer learning for financial management practitioners from selected ministries, departments, and agencies on December 21 – 23, 2020
The PFM Coordination Department in partnership with the Office of the Auditor-General has conducted a three-day workshop on peer-to-peer learning for financial management practitioners from selected ministries, departments, and agencies on December 21 – 23, 2020
The objective of the workshop is to familiarize financial management personnel of selected public institutions with the laws, regulations, and procedures governing the management of public finance. This is designed to help participants conceptualize what they are required by the Office of the Auditor-General during audit exercises and to improve their financial reports in line with the existing laws and regulations. Similarly, participants share their challenges with the team from the Auditor General
The Office of the Auditor-General aims at promoting transparency, efficiency, effectiveness, and accountability of public finance management in a way that limits the opportunity for corruption and other mismanagement of public funds.
The PFM strives to achieve the highest possible efficiency, transparency, and accountability in the allocation, management, and use of public finances to meet the National Development Plan priorities and stimulate economic growth.